Qardho=Kulanka Madasha Shir Dhaqameedka Beesha Darood ismaaciil

Kulana uu shir gudoominaayey Boqorka daarood Boqor Burhaan ayaa wuxuu kadhacay qardho kasoo ahaa sidii lagu midayn lahaa beesha Daarood ee geeska Africa gaar ahaan Soomaliya, waxaana lasoo xulay 27 isin waxaana laysku afgartey sida uGu haboon ee loo fulin karo hawshaan waxaana lagu heshiiyey 6 qodob oo goobta laga aqriyey gaban gabadiina waxaa soo gaba gabeeyey Boqor Burhaan oo kula dardarmay in wanaaga laga shaqeeyo umada soomaliyeedna nabad loo hor seedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.