Dameeralayda Wajeer oo loogu baaqay inay Dameeraha Xaarkooda Xakameeyaan

Dameerlayda Wajir ee waqooyiga kenya ayaa habasho muujinaya kadib markii lagu soo rogay sharci ah dadka dameerada ku shaqeysta inay jawaan dabada uga xiraan si loo xakameeyo saxarada wadooyinka dadsan, arintaas ayaa waxay wal wal ku sameeyey dameerlayda oo sheegaya inay la yaabeen markii ladhahay juwaan kuxira dameerka dabadiisa arin aan qaadan karno ma ahan .

Arintaan baa waxay noqotay tan loogu halhays badan yahay Wajir iyadoon sharcigaan oo karo wligood arag maqalna.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.