Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Ra’iisal wasaaraha XFS iyo Guddiga Doorashooyinka in la ilaaliyo Qoondada Haweenka kuraasta ku dhiman magaalada Baledweyne., Maadaama Maamul Goboleedyada, Banaadiriga iyo Gobolada waqooyi boobeen qoondadii Haweenka.
Leave a Reply