Daawo:Madaxweyne Farmaajo ayaa ka jawaabay boobkii lagu haayay Iskuulka Hoyga Xamar

gurimuqdisho

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka jawaabay codsi ay u direen Bulshada gaar ahaan boobkii lagu haayay Iskuulka Hoyga Xamar waxuuna amray in la joojiyo boobka iyo burburka loo gaystay Iskuulka.

Taliyaha Booliiska Soomaaliya Janaraal Cabdi Xasan Xijaar oo ka hadlayay Buburintii lagu sameeyay iskuulka hoyga Xamar ayaa sheegay in Saraakiishii iyo Hay’adihii ku lugta lahaa gaar ahaan kuwii Boliiska ee hawshaas fuliyay in tilaabo Sharci ah laga qaadayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.