Dhageyso: Muran xagga maamulka ah oo ka taagan degmada Mahadaay

 

Maamulka Degamda Mahadaay ee Gobolka Sh,Dhexe oo isku haaya awoodaha Maamulkaas  ayaa saamayn ku yeeshay adeegyadii Maamulka uu u hayay dadka Shacabka.

Xaaji Saalax Fulaan oo ah gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshadda ee degmadaasi ayaa ku eedeyay gudoomiaya degmada mahadaay inuu ku tagri falayo dhaqaalaha maamulka.

Wali ma jirto war arintan ku aadan oo ka soo baxay Maamulka Gobolkaasi.

Halkan ka dhagayso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.