Daawo: Maamulka Masjidu Rowda ee Minneapolis oo Deeq Gurmad ah Gudoonsiiyay Hay’ada Riig Foundation.

Jameecada Masjidka Rowda ee Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesotta ayaa Deeq lacagee do oay ugu talagaleen dadka ay abaaruhu sameeyeen waxa ay ku wareejiyeen hay’ad gargaar oo lagu magacaabo Riig.

Hay’addani oo ka hawlgasha Soomaaliya, ayaa loogu dhiibay lacagtani in ay Gargaar ku gaarsiiso dadka dhiban ee ay abaauruhu saameeyeen, iyagoo dhinacodoane balanqaaday in amaanada ay u bixin doonaan sida loogu dhiibay.

Qaar kamid ah jameecada Masjidka iyo Maamulka Masjidka Rowda ayaa hay’adda RIIG uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay ugu istaagtay u adeegidda Bulshada Soomaaliyeed sida laga sheegay Munaasabad lagu qabtay Gudaha Masjidka oo ay jameeco badan kasoo qeybgaleen.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Deeq Wareejinta ah.

<iframe width=”854″ height=”480″ src=”https://www.youtube.com/embed/F4P7Ep5iadY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.