Daawo: Dil Maanta Baledweyne Loogu Geystay Gudoomiyihii Xaafada Hawl-wadaag ee Magaaladaasi.

Allaha U naxariistee Waxaa Maanta Xaafadda Hawl-wadaag ee Degmada Baledweyne Lagu Dilay udoomiyiihi Xaafadaasi Cabdi Diiriye Dalmaax o Kooxo Dableey ah ay ku toogteen Bartamaha Xaafadaasi.

Dalmaax ayaa ahaa Gudoomiyaha Xaafadda Hawl-wadaag ee Degmada Baledweyne, iyadoo ilaa iyo hadda aysan Jirin cid dilkiisa loosoo qabtay.

Falkani xiligii la fulinayay ayaa sidoo kale la dhaawacay Qaar kamid ah Ciidamada Amaanka ee Magaalada Baledweyne, kuwaas oo ay dhaawaceen Dableydii Dishay Gudoomiyihii Xaafada Hawl-wadaag ee Magaalada Baledweyne.

Hoos Ka Daawo Warbixin ku saabsan Dilka Gudoomiyaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.