Daawo: Munaasaba Baroordiiq ah oo lagu xusayay Dhalintii Badda ku dhamaatay oo Hargeysa lagu qabtay.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku dhaqan Somaliland ayaa Munaasabad Baroordiiq ah waxa ay u sameeyeen dhalintii soomaaliyeed ee dhawaan ku dhimatay badda u dhaxeysa masar iyo Talyaaniga.

Dhalintani aya munaasabadani alla bariga ah u qabtay dhalintii badda u halaagsantay dhawaan ee tahriibka dooneysay in ay yurub ku gaaraan.

Wasiiro iyo Wasiir xigeeeno ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa dhinacooda ka qeybgalay Munaasabadani, iyadoo dhinaca kalane waalidiintii ay caruurtani ka dhinteen alla looga baryay in qalbigooda uu ka dhayo dhaawacyada gaaray.

Hoos Ka Daawo Munaasabdda Baroordiiqda ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.