Daawo:Dab Xoogan oo ka Dhashay weerar Qasaare Naf iyo Mala gaystey degmada Afgooye

Xalay saqdii dhexe ayaa dab xoogan ka kacay carwada Shamsudiin markii dabley ay soo weerartey cawradaan bagaashka iyo dharka waxaana ku dhintay labo qof hantidii cawaraadan waa baabadey mulkiilihii carwadaan ayaa sheegay inuusan aqoon waxa uu galabsadey. odayaasha iyo maamul goboleedka koonfur galabeed ayaa sheegay inuu halkaa dhib aan loo dulqaadan Karin kadhacay.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.