Xaflad qalan Jabin ah oo Nairobi loogu qabtey Dhalinyaro Baratay Saxaafada” video+Sawiro”

suxufi

Waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Lagu qabtay Xaflad loo qabatay 18 dhalinyaro ah oo baratay Saxaafada waxayna ka qalan jabiyeen Mahadka  Al-imra College ee Magaalada Nairobi xaaafada Islii.

Dhalinyaradaan dhameysatay waxbarashada Saxaafada ayaa waxaa madaxadii iyo qaybaha Bulshada ee ka qayb gashay Xafladii qalin jabinta kula dardaarmeen inay dalkooda iyo dadkooda si wanagsan oo firfircooni iyo xushmad ku dhisan tahay at uGu shaqeeyaan.

suxufi

suxifi

suxifi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.