Daawo:Wasiir axmed Karaash oo asagoo Cafimaad ku maqan waayey Xilkiisii

karash

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ka dib safar Cafimaad iyo Shaqo ugu maqnaa Dalalka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.