Bangiga Aduunka oo qaaday talaabo ka farxisay shacabka iyo Dowlada Soomaliya

maliyad

Kulan Dhexmaray Dowlada Soomaliya oo uu kamaid yahay Wasiiru dowlaha Wasarada Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali iyo Bangiga Adduunka ayaa lagu sheegay in la kordhinayo lacagtii Bankiga aduunka uu ku kabi jiray mushaaraadka Shaqaalaha dowladda, xilli jahwareer badan uu ka jiro miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2017 oo aad uga yar miisaaniyadii sanadkii hore oo ahayd $ 700,000 kun bihsii, ayaa hada Bangiga Aduunku go’aamiyey in laga dhigo $ 1,700,000 oo dollar bishii, laga bilaabo bishaan aan ku guda jirno.
malaiayad

maliyad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.