Daawo:Abaar xun oo kajirta Doolow

Waxaa lagasoo sheegayaa in abaar xun kajirto deegaanada ku hareereysan Doolow .deegaanadaa ayaa kajirta dhulkoo lahayn waxay xoolaha daaqaan caato xoogan ay ka muuqato xoolaha wabigana biyihiisa oo sii yaraanaysa qoraxduna ay aad u kulushahay.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.