Daawo:Dhaqan Darood ma ahan Jamhada Raaskonbooni

Qaybaha kala duwan ee jaaliyada kasoo jeeda Juubaland ee Melbourne Australia ayaa waxay cambaareeyen inaysan dhaqan iyo wanaag aysan ahayd waxay ku kaceen maamulka Kismaayo inay tarxiil iyo xarig kusameeyeen odayaalka dhaqanka wax loo dulqaadan karana ahayn Axmed Madoobe ayaa kamuusala sababtoo ah isagaa ka taliya dhaqan daroodna ma ahan intaas waa hadalkii dadkii halkaa isugu yimid
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.