Cumar Muumin Simbaawi oo kamid ahaa Ciyaartooyda kooxda Kubadda Cagta ee Elman ayaa ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho, Cumar ayaa waxaa uu kamid ah koox Ciyaartood ah oo lagu weeray Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana uu u dhintay dhaawicii Soo gaaray.
Leave a Reply