Daawo:Caabudwaaq Wajigii Labaad Ee Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

Waxaa ladhagax dhigay darbi lagu wareejinaayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq waxaana xafladaa kasoo qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshada waxaa xafladaa kahadlay Shiiq daa’uud Xirsi siyaad oo sheegay muhiimada leedahay in laga qayb qaato dhismaahaan sidoo waxaa xafladaa ka hadlayey odayaal dhalinyaro, haween uGu dambaytii waxaa warbixin kabaxiyey xaladu garoonka diyaaradaha Caabudwaaq kahadlay C/qaadir faarax gurey oo kamida maamulka Abudwak Airport Authority isagoo kacodsadey dadka kazoo jeeda degaankaan inay qayb wayn kaqaataan dhismahaan lagu wado airportka caabudwaaq.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.