Gudoomiyihii hore ee Gobollka Hiraan Cali Jeyte ayaa weerar af ku qaaday Xildhibaan Sanbalooshe oo ku sugan magaalada Baladwayne
Cali Jayte ayaa yiri “Sanbaloolshe waa Mas laba carable ah oo Ugaaska ku duuduuban, Isaga oo madax ah ayuu dadka reer Hiiraan baabi’iyay, Xawaadle anigaa dhiiga u daadiyay. Ugaasow Sanbaloolshe bannaanka soo dhig”.
Leave a Reply