Daawo:Sheekh Cali Wajiis “Dowlada Xasan Sheekh Cidii Ka Hortimaada Waa Dil

Caliwajiis

Sheekh Cali Wajiis oo mida Culimada Dowlada Soomaaliya la shaqeeya ayaa ka hadlay sida dowladu ula dhaqmayso mucaaaradka ka aragtida duwan.

Sheekh Cali Wajiis ayaa yiri “ Waa waajib in la dilo cidkasta oo Dowladaha sharciga ah la dagaalanta, Waxayna ku xukun tahay argagaxisadda’.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.