Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Soomaaliiya ee mudo xileedkeeda dhaamaday Axmed Macalin Fiqi ayaa eedeyn u jeediyey madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni
Wasiir fiqi ayaa yiri ” Wasiir Fiqi” Deni Burcadda ayuu taageeraa,Caalamka waxaan leenahay lacag haa bixinina dowlada Soomaaliyeed ayaa Maraakiibta xoreyneysa Deni ha ogaado”
Leave a Reply