Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Xubno ka tirsanaa Xisbigiisa oo ay kamid yihiin Sanbalooshe, Xildhibaan Odawaa iyo mulkiilaha Hotelka Elite Cabdulaahi Macalin Nuur oo ku biiray Mucaaradka
Madaxwayne Xasan ayaa yiri “Mowqif yeelo kuwa banaanka taagan ee qeylinaya ayaa kaa kheyr badan maalin dowladda haa usoo ordin maalinna dhinacaas kale”
Leave a Reply