Daawo:Xamse Weerar Afka ah ku Qaaday Madaxwayne Deni

Xamze

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliyab ee Xamse Cabdi Barre ayaa weerar afka ku qaaday Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo siyaasyiin Kalee.

Xamse oo kahadlayay Puntland iyo qorashada ciidamada ayaa madaxda Puntland ku sheegay kuwa Cuqdadeysan, ka qaabdaran, kana xun kuwa Gooni-isku taaga raba ee Somaliland oo aqoonsiga u raadsaday Yahuuda

Xamse ayaa difaacay qoritaanka ciidamada oo uu sheegay in ay shaqaaleyn tahay, halka u sheegay in dadka cuqdadeysan tahay ay in dadku toosan oo fahmaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.