Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaalada dalka, dagaalkii dowlada iyo mucaaradka ku dhexmaray Muqdisho iyo hubka dhigistii Madaxwayne Xasan Sheekh sheegay.
Sheekh shariif ayaa yiri “Cid aan Gurigeenna ka joogi la’nahay oo wadada ka mari la’nahay inay na dhahdo Hub ka dhigis ayaan idin ku sameyneynaa waa Daan-daansi, Hubkii Dowladda Guryo gaar ah ayuu dhigtay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday”
Leave a Reply