Waxgaradka beesha Murusade ayaa eedeyn culus kala dul dhacday Madaxwayne Xasan Sheekh waxayna ku eedeeyeen dagaalkii ka dhacay gurigii uu Howl Wadaag ka dagay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre eaxayna sheegeen in la qorsheeyay in la laayo xubnihii gurigaas ku jiray .
Leave a Reply