Xasan Cali Khayre oo Ka Digay Dadka Shacabka ah oo Habeenkii Guryaha lagala Baxayo.

Khayre

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ka hadlay dadka shacabka ah oo guryahooda habeenkii ciidamada Madaxtooyada kala baxayaan.

Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Waan ka digeynaa dhaqanka soo kordhay ee dadka Saq dhexe Guryahooda loogu dhacayo iyadoo lagu gambanayo baaritaan,Maxaa 4-sano Baaritaan loo sameyn waayey?”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.