Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa Macalin Mahdi Eedeyn Usoo Jeediyey

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlaayey tacadiyada shacabka Muqdisho loogu gaysanayo ayaa eedayn usoo jeediyey Taliya Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi.

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa yiri “”Xasan Sheekh oo waqtigiisu dhamaaday wuxuu adeegsadaa saraakiil aan dhawr mar u dignay oo dhallinyarada beegsata oo uu ka midyahay Macalin Mahdi”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.