Boqor burhaan oo ka qayb galay qado sharaftii Odayaasha Mudulood Degmadda Balcad ugu sameeyeen Dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaa sidii aan u midayn lahayn dhamaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waana nagu waajib
Leave a Reply