Ugaas Maxamed Abgaal Dowlanimadii iyo Villadii Way Ka Muuqataa

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ka qayb galay qado sharaftii Odayaasha Mudulood Degmadda Balcad ugu samayeen Dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa yiri Abgaal Dowladdnimadii iyo Villadii aad ayay uga muuqataa, Degmadda Balcad markaan soo galnay Waxaa nagu soo galbiyay Diyaarado Iyo Gaadiid Dagaal”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.