Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ay waheliyaan Siyaasiyiin ka tirsan Mucaaradka ayaa warbaahinta kula hadlay Muqdisho.
Sheekh shariif oo ka hadlaayey xaalada qalafsan ee dalka ayaa yiri “” MW Xasanow qaraabo nahay ka joog meesha aad Dalka u wado ayaan dhowr mar dhahnay Waa naga diiday, Waxa Uu wado Wax la qaadan karo maahan”.
Leave a Reply