Kheyre: ” 15-Ka May Wixii ka danbeeya Dalka Xaaladd halis ah ayuu Galayaa.

Khayre

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Xaalada Dalka iyo Mudoxileedka Madaxwayne Xasan.

Xasan Cali Khayre ayaa yiri “Dowladda Meelkasta Isbaaro ayaa u taala, 15-Ka May Wixii ka danbeeya Dalka Xaaladd halis ah ayuu galayaa, Dalka badbaado ayuu u baahanyahay, Dowladdan aragtideeda Waa na daawada aan idin dhacnee”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.