Dowladda isku-tagga Imaaraatka carabta oo soo wajahday dhaqaalo daro iyo ceelashii shidaalka oo Iiran burburisay ayaa sheegtay in ay isaga baxayso ururada ay ku midaysan yihiin dalalka waaweyn ee soo saara shidaalka, ka dib ku dhowaad 60 sano.
UAE ayaa sheegtay go’aanka uu ku salaysan yahay ”Istaraatiijiyadeeda muddada dheer ee aragtida dhaqaalaha iyo taariikhdeeda ku lug lahaanshaha tamarta”
Go’aanka ayaa sida mid kamid ah falanqeeyayaasha uu sheegay ku qeexay ka bixitaanka ”bilowga dhammaadka Opec”.
Leave a Reply