Rooble:”Ugaas Ka Hadal Dhul Boobka Xasan Sheekh Ku hayo Beesha Murursade

rooble

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay Caleemo saarka Igaas Faracade ayaa ugaaska u sheegay fariin ka dhana Madaxwayne Xasan.

Rooble ayaa yiri “19 Maalmood iyo 6 Saacadood ayaa u hartay Xamse iyo Odeygiisa,Ugaas Dhul Boobka dadkaaga ku socda inaad ka hadasho ayaa ku sugeysa”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.