Daawo:Sheekh Shariif oo Odayaasha dhaqanka ugu baaqay inaysan Bixin

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa duubabka dhaqanka ee kaqayb galay Caleemo Saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdulaahi kala hadlay Xaalka dalka

Sheekh Shariif ayaa yiri “Duubabka Dhaqankoow haa bixina illaa xaaladda dalka xal u heshaan taladii waan idin kusoo wareejinay Siyaasiyiintii xal waa keeni waayeen”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.