Daawo:Taliye Shub “20-sano kadib Baydhabo waxaa ka bilowday Dhac iyo Kufsi.

asluub

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ka hadlay Tacadiyada ka jira Magaalada Baydhabo ayaa eedayn u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.

Taliye Shub ayaa yiri “20-sano kadib Baydhabo waxaa ka bilowday Dhac,Dhar furasho iyo Kufsi Gabdheed sida ugu dhaqsiyaha badan dadkaas iyo Soomaaliba Xasan Sheekh halooga qabto”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.