Daawo:RW Xamse oo ka Been Sheegay Xiritaanka Garoonka Doyaaradaha Doolow

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka iyo is dhexgalka bulshooyinka barakacayaasha ah iyo kuwa martigeliya ee magaalada Doolow, kaasi oo muhiim u ah horumarinta nolosha bulshada nugul.

Agaasimaha Wasaarada Qorsheynta Iyo Malgashiga Jubbaland Maxamed Wali oo Raisul Wasaraha Dalka u shegay inuu garoonka diyaaradaha Doolow Furo madaama dowlada u Xiran yahay.

Dhanka kale Xamse oo ka jawaabaya hadalka Agaasimaha ayaa yirianaga nooma xirna ee Axmed Madoobe ayuu u xiran yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.