Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka qayb galay kulan dhexmaray mucaaradka Dowlada iyo haweenka Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwayne Xasan.
Sheekh Shariif oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri “Doorashadaan beenta ah uma socon doonto qolada hada joogta, Waa nasiib daro weyn in mudo xileedka Dowlada uu dhamaado, iyadoo heshiis aan laga aheyn xaalada Doorashada waxaana dalka ka jira qal qal”.
MW Hore Sheekh Shariif
Leave a Reply