Taliyihii hore ee Asluubta Soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxman Aadan ( Shub) ayaa ka hadlay xil ka qaadis lagu sameeyey iyo fowdadii dowladu kula kacday.
Taliye Shub ayaa yiri “Waa naloo kiin luga qabtay Baasuukayasha iyo BKMyada Xabsiga lagu ilaaliyo anaa iska leh, gaari BUS ah ayaa la qaatay ayaad leedahay waa lagu tusaa hadaa qaadan karto kuwa beenta kuu sheegaaya mooto xitaa waligood ma yeelan”
Leave a Reply