Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh oo Hotel ku yaala Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku booqday Xildhibaanada laga soo doorto Puntland oo Loo diiday inay u safraan Puntland.
Sheekh Shariif ayaa yiri “Nidaamka dalka ka jira awal ayeysan wax fiican sameyn jirin beentii waxay ku dareen inay dadkii hawada ka celiyaan,Xildhibaanadii waa kuwaane yaa juujuub wax uga ansaxin kara”.
Leave a Reply