Madaxweyne Puntland ayaa ka hadlay Xildhibaanadii loo diiday inay tagaan Garoowe waxuuna kaloo eedeyn ujeediyey Madaxwayne Xasan Sheekh.
Madaxwayne Deni ayaa yiri “Afduub ayaa loo haystaa xildhibaanada iyo shacabka diyaaradooda la celiyey, Madaxda Villa Somalia joogta ee amarkaas bixisay oo MW Xasan Sheekh ugu horreeyo masuuliyiin Soomaaliyeed siima ahaan karaan”
Leave a Reply