Daawo:Madaxwaynihii Hore ee Soomaliya oo Lagu Doo Dhaweeyey Dhuusamareeb

shariif

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sharif Sheikh Ahmed oo caasimaadda Dhuusamarreeb u soo gaaray ka qayb galka Madasha Aragti Wadaag ee Machadka Heritage kaasoo oo sanadkaan ay marti galisay Dowladda Galmudug .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.