Daawo:Cabdirax Cabdishakuur “Xasan Sheekh asagaa Wasiir, siyaasi, safariir iyo wariye dalka ka ah

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka qayb galay dood wadaaga Heritage ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb ayaa Madaxwayne Xasan lu eedeeyey inuu taladii iyo dhaqadii dowlada afduubay.

XildhobaannCabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri “Xasan Sheekh isagaa Diplomasi ah, isagaa siyaasi ah, isagaa Wasiir ah, isagaa Xildhibaan ah, isagaa wariye ah isagaa Warfaafin ah, Dowladnimo saas laguma dhici karo, Dowladnimadu cunto ma’aha”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.