Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid oo kamida Xildhibaanada aqalka hoose oo ka hadlaayey Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya ayaa yiri “Fiqi wuxuu noqday nin caayda caan ku noqday oo isku haysta TikTokar wuxuu iloobay masuuliyadiisa dhulalka shacabka laga barakiciyo ayuuna dhaqaale ka sameeyaa”
Leave a Reply