Madaxwayne Xasan Sheekh oo Shaaciyey in Laga Gudbaayo Nidaamka 4.5
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay shirka Carta ayaa sheegay in laga guurayo nidaamka 4.5 siyaasadda qofka iyo qabiilka ku salaysan.
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay shirka Carta ayaa sheegay in laga guurayo nidaamka 4.5 siyaasadda qofka iyo qabiilka ku salaysan.
Madaxweyne Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyey furitaanka shirka Carte ayaa fariin u diray Dhallinyarada iyo Soomaalida ku nool Dalka dibadiisa.
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Furitaanka shirka ka socda Carte ee dalka Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa loogu soo dhoweeyey Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalay xuska 102-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay xarunta Safaaradda ay […]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay kulan looga hadlayay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme (JOSP) oo in muddo ah […]
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Cambaareeyey Xarig Dowlada Soomaaliya u gaysatay shacab ka horyimid boobka dowlada Xasan Sheekh ku hayso Dhulka danta […]
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa markii uu […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka […]
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo daah furay Carwada iyo Shir-weynaha 7-aad ee Teknoolajiyadda Somaliland ayaa eedeyn ujeediyey dowlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweyne Ciro […]
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo Maanta furay Kalfadhigii Barlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa amaan u jeediyey Madaxwaynaha Somaliland.
Dowlad Goboleedka Somaliland ayaa joojisay duulimaadyadii shirkada diyaaradaha ee Fly Dubai ay ku imaan jirtay magaaladda Hargaysa. Talaabadan ayaa timid kadib markii shirkadaasi ay u […]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha 2-aad ee U-adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya, kaas oo […]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Xubnihii dhawaan kasoo baxay Madasha Mucaaradka, Ra’iisulwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed […]
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes