Daawo:Axmed Madoobe oo Dhoolatus Soo dhaweyn ah Kismaayo Loogu Sameeyey

Axmedmadoobe

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo, kaddib safar shaqo oo uu maalmahan ugu maqnaa dalka dibaddiisa.

Soo dhawaynta Madaxweynaha waxaa ka qaybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, xubno ka tirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda Jubaland, iyo dadweyne Kala duwan.

Soo dhaweyntaan maanta Kismaayo ka dhacday ayaa ahayd mid aan horay loo sameyn lama yaqaano ujeedkeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.