Daawo:Wasiir Xoosh oo Ka Hadlay Ujeedka Safarka Uu Ku Tagay Magaalada Laascaanood

Xoosh

Wafdil hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), oo ay qeyb ka yihiin wasiirro, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Timacadde, iyo senatarro ka tirsan Aqalka Sare, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo.

Wafdigan ballaaran ayaa magaalada Laascaanood u tegay si ay uga qeyb-galaan Shirweynaha dhameystirka maamul-dhiska SSC-Khaatumo oo maanta halkaas ka furmaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.