Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa hanjabaado iyo Digniin u diray Maamulka SSC Khaatumo.
”Madaxwayne Deni ayaa yiri “SSC-Khaatumo waxaa leeyahay mar baad il-duufteen oo idinka aamusnay. hadaad idinku maamul samaysateen Sanaag taladeedu Puntland bay taalaa. Fariintaydu waxaa weeye halkaas ku ekaada, hadii kale oo aad xad-gudubtaan wax idinku aydan mutaysan anaguna aan mudnayd bay arintu isku bedelaysaa”
Leave a Reply