Daawo:Qoorqoor oo Dhuusamareeb ka Daah furay Shir lagu Heshiisiinayo Wargadhac Iyo Saacad

Qoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug ka Daah-furay Shirwaynaha Dib u heshiisiinta Beelo walaalo ah oo muddooyinkii dambe colaado sokeeye ku dhexmarayeen deegaanno ka tirsan Gobolka Galguduud.

Madaxweynaha ayaa xusuusiyay Nabadoonnada, cuqaasha iyo wax garadka labada beel ciqaabaha Alle iyo dib u dhaca ka dhalankara daadashada dhiigga muslimka, isaga ku dhiirri galiyay in ay ka shaqeeyaan sidii heshiis dhab ah looga gaaril ahaa dhibaatooyinkii dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.