Vila Soomaaliya oo Warsaxafeedka Kasoo saartay shirkii madasha iyo Dowladda Federaalka

xasansheekh

Shirkii Wada hadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa Maanta oo ay bishu tahay 3-da bisha Luulyo 2025, waxaa shir iskugu yimid Madaxweynaha JFS, xubnaha Guddiga dowladda u xilsaaran wadahadallada iyo Madasha Samataxibinta.

Shirka oo ku qabsoomay jawi aad u wanaagsan ayaa falanqeyn dheer kadib, waxaa la isku waafaqay in la isku soo laabto 20-ka Luulyo, 2025 si loo sii ambaqaado arrimihii laga wadahadlay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.