Daawo:Qodobada ay isku fahmi waayeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xubnaha Madasha Mucaaradka

daahirgeele

Mucaaradka Dowlada Soomaaliya ayaa ka warbixiyey kulankii maanta ay laqaateen Madaxwayne Xasan iyo qodobada qaar ay isku fahmi waayeen.

Afhayeenka madasha samatabixinta mucaaradka Daahir Maxamuud Geelle ayaa faah faahiyey qodabada laysku afgaran waayey iyo kulanka xiga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.