Sawiro:Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xoosh

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta dedaallada wadajirka ah ee Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta, Doorashooyink iyo baahinta adeegyada dowliha ah.

Waxaa sidoo kale inta uu kulanku socday la adkeeyey iskaashiga labada dhinac iyo kawadashaqeynta howlaha hortabinta u leh dowlad-dhiska Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.