Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2025

sheegow

Sheekh Shariif ayaa Ka Tacsiyeeyey Geeridii Allaha Unaxariistee Generaal Sheegow

7th April 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka tacsiyadeeyay Geerida General Sheegoow Axmed Cali. Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Janaraal Sheegoow Axmed Cali oo […]

Farmaajo

Farmaajo oo Xasan Sheekh ugu Baaqay inuu Tixgaliyo Cabashada Qoyska Jeneraal Sheegow

7th April 2025 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii General Sheegow Axmed Cali oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Tacsida iyo murugada waxaan […]

Xamze

Daawo:Dowlada oo Shacabka Muqdisho kusoo rogtay Mashruuc Lacag Looga Aruursanayo

7th April 2025 admin 0

Madaxda dowlada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa shacbka Magaalada Muqdisho waxay kusoo rogaan mashruucyo kala duwan oo lacag looga aruursanyo. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka […]

Xamze

Ra’iisalwasaarw Xamse oo Ka Hadlay Booqashada uu ku Tagayo Laascaanood

6th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faah faahiyey ujeedka Safarka uu tagayo Magaalada Laascaanood ee Xarunta Maamul Goboleedka SSC khaatumo. […]

wasiir

Daawo:Wasiir Tiktok ayaa Maanto Axmed ah Lagu Qasbay Inuu Xilka Wareejiyo

6th April 2025 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa xilalka u kala wareejiyay wasiirkii hore ee Gaashaandhigga iyo wasiirka cusub. Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa […]

xasanshekkh

Sawiro:Madaxweyna Xasan Sheekh oo Safar ku gaaray Kampala

5th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda […]

laftagareen

Laftagareen oo Tacsiyeeyey Geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka 14- Oktoobar ee Xooga Dalka

5th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed oo ka tacsiyeeyey Geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka 14- Oktoobar ee Xooga Dalka innaalilaahi wainna ileeyhi raajicuun waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, […]

Madasha

Shirkii Xasan Sheekh iyo Maamul Goboleedyada Qaarkood oo Waxba Kasoo Bixin

5th April 2025 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada Koofurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, kaas oo horudhac […]

Guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle ayaa kormeeray difaacyada degmada Cali Gaduud

3rd April 2025 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray difaacyada ciidamada qalbka sida iyo xaq-u-dirirka deegaanka ee ku sugan degmada Cali Gaduud […]

waayeel

Daawo:Wasiirro ka tirsan Galmudug oo Cadaado uga qaybgalay abaalmarinta Taranka Qur’aanka Kariimka

3rd April 2025 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-U-Heshisiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdiwayel) oo ay wehliyaan wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowladda Galmudug Mudane Xassan […]

xamze

Wax Ka Ogow Arimihii Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada Soomaaliya

3rd April 2025 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Bada

2nd April 2025 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa Taliyaha Ciidanka Badda u Magaacabay S/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar. Madaxweynaha ayaa […]

garoon

Dhageyso:Hay’adda Duulista oo ka hadashay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka muqdisho

1st April 2025 admin 0

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixisay shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed […]

Posts pagination

« 1 … 3 4

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes